Type Here to Get Search Results !

sida themes-ka iibka ah ee blogger loogu helo free.

 

Blogger waa mid kamida aaladaha ugu muhiimsan internetka ee lagu sameeyo websiteyada si gaara websiteyada blog ah, maqaalkan waxa aynu si faahfaahsan uga boganaysa sida themes-ka iibka ah ee blogger loogu helo free. 

hadii aadan garanayn blogger ama marki uhoraysay ee aad maqasho blogger hada ay tahay blogger waa aalad shirkada google hada leedahay looguna talo galay in lagu sameeyo website-yada blog ah. aaladan waa aalad free ah qofka website-ka ku samaynaya wax dhaqaale ah kagama baxaayo aaladan marka uu doorto waxa kaliya ee ubaahan karo waa in uu magac domain ah iibsado maadama hosting-ka oo ah aalada blogger uu yahay free.


maadama aynu isla laso fahanay blogger waxa ay tahay waxa aynu ugudbayna themes-ka ama naqshada website-ka oo maqaalkenan ku saabsan yahay. mid kamida waxyaabaha laga yaabo in dhaqaale kaaga baxo marka aad website ku dhisayso blogger ee laga yimaado magaca domain-ka ah waa naqshada website-ka lana yidhaahdo themes. themes-ka ama naqshadaha website-ka la saaro waxa jira qaar badan o free ah isla markaana leh wax la socda aalada blogger iyo wax aan la socon ee ay sameeyen dad kale aadna ubaahan tahay inad adigu ku shubato.

themeska aan la socon ama aan marka hore ku dhisnayn aalada blogger qaar kamida waa free sida aan hore utilmaanay, waxase ku jira qaar badan oo iib ah oo aad ubaahan tahay inad iibsato si aad website-kaga ugu isticmaasho. waxa jira websiteyo badan oo lagu iibiyo naqshadaha website-yada blog ah waxa kamida website-ka la yidhaahdo themeforest.net oo kale iyo websiteyo kale oo kala duwan.waxase muuqalkan aynu ku eegi doona sida loo helo thems-ka iibka ah ee blogger si free ah.


waxa jira websiteyo badan oo internetka ah oo aad ka heli karto naqshadaha ama themeska websiteyada blog ah ee waliba iibka ah iyago free ah, waxa websiteyada isugu jiraan qaar themes-ka qaar kaa iibinaya qaarna si free ah kugu siinaya, iyo websiteyo dhamaantod kugu siinaya si free ah.

website-ka 1aad ee lagala dago themeska free-ga ah waa:  https://copybloggerthemes.com/blogger-templates/premium-free/ waxa websitekan aad ka helaysa dhamaan naqshado free ah. waxa website-kan laga hela naqshadaha ugu caansan ee website-yada blog ah


website-ka 2aad ee laga helo naqshadaha iibka ah iyago free ah waa:  https://gooyaabitemplates.com/blogger-templates/free-premium/ website-kan waxa aad ka heli karaysa naqshadaha iibka ah iyago lagu odhanayo iibso hadad rabto sido kalena aad si free ah uga dagsan karto. website-kan waxa aad ka helaysa naqshadaha ugu badan oo leh nooc kasta oo website ah naqshadaha ku haboon

website-ka 3aad:  https://templatelib.com/skycity-entertainment-responsive-blogger-template/ waxa website-kan aad ka helaysa naqshado badan oo loo isticmaali karo website-yada kala duwan ee blogger-ka ah.


website-ka 4aad: https://www.bloggertemplate.org/p/news-blogger-templates.html waxa website-kan si lamida aad ka helaysa naqshadaha website-yada blog ah, waxa naqshadaha website-kan aad ka helaysa ay isugu jiraan naqshadaha website-yada kala duwan ee lagu dhisi karto aalada blogger


maaha inta aynu tilmaanay oo kaliya wesbite-yada laga helo naqshadaha blog ah, waa ay badan yihiin website-yada hase ahate sababta aynu intan uso xulnay waxa weeye maadama website-yadani yihiin kuwa ugu caansan ee website-yada kalena soo hoos galaan. waxa aad webs-teyadn ka heli karaysa 95% naqshadaha aalada blogger loo isticmaalo marka lagu dhisayo website-yada kala duwan, naqshadaha aad ka helayso webs-teyadan waxa loo adeegsan kara webs-teyada news-ka ama wararka so tabiya, webs-teyada kubada ka hadla, webs-teyada aqoonta ka hadla, iwm.