Type Here to Get Search Results !

HOW TO GATHER INSTAGRAM ACCOUNT INFORMATION USING TERMUX

 


 Asc, saxibayaal. Instagram waa mid kamida social mediaha loogu adeegsiga badan yahay aduunka waqtigan aan hada joogno. Mararka qaar waxa aad samaysa inaad eegto macluumad akoon instagram ah oo qof leeyahay sida dadka ku xidhan followers iyo following keywordska uu adeegsado iwm. Waxa ay inagu qaadataa saacado inaan macluumad fiican oo aynu fahano inaynu helno oo ku saabsan qofkaas ama akoonkas siday doontoba ha noqoto sababta aynu u raadinayno macluumadkas e. maanta waxa aan kugula wadaagaya articlekan tool termux ah oo kaa cawinaaya inaad hesho macluumad kasta oo aad rabto oo ku saabsan akoon instagram ah. Toolkan kaliya xogta ku siin maayo sido kale xogta waa uu kuu analyze garaynay kadibna hal page ayuu xogto habaysan uu kuuguso bandhigaya.

What is Get-instagram-users-info tool in Termux?

Waa maxay hel macluumadka akoon ee termux. Helitaanka macluumadka akoon ee termux waa tool raadin macluumad termux ah kaaso loo adeegsado in lagu ururiyo macluumad akoon instagram ah, macluumaadkas oo aynan sida caadiga ah inagu ururin karin gaar ahan profileka akoonka aynan ka heli karayn. Toolkan waxa uu ku siinaya xogta basicga ah ee ku saabsan akoonkas sida userid,postyada akoonka ee profileka, bio, profile url, iyo tirada followga u ah. Iyo liska followerska, iyo macluumad kasta oo u heli karayo.

NOTE: This post is only for educational purpose. This site and I does not support any criminal activity. If you are doing any sort of misuse of this information, This site is not responsible for that. THIS SITE ONLY SUPPORT ETHICAL HACKING.

Sidee loogu duuba get Instagram user info tool Termux?

Si aad ugu duubtid toolkan termux, waxa aad ubaahan tahay inaad raacdid talaabooyin fudud oo aan kugu siinayo xaga hoose, hadii aad dhakhsanayso kaliya copy ku samee commands si aad si fudud ugu adeegsatid

Step 1:

Update iyo upgrade ku samee termux  sababta aynu usamaynayno waa in aan cillad inagu iman inta  aynu ku duubayno toolkan.

apt update && apt upgrade -y

update iyo upgrade

 Taabo enter hadii lagu waydiiyo versionka.

Step 2:

Waxa aynu ubaahan nahay inaynu ku duubno GIT termux si aynu uga soo download garaysano toolka GitHub. Hadii git kuugu duuban tahay toolkan waad iska dayn karta midan, hadii kale  copy garayso commandka hoose kadibna ku duub telefoonkaga hal minute. sido kale  waxa aynu ku duubayna python si aynu toolkan u adeegsano..

pkg install git python -y

Step 3:

Hada wax kasta oo aynu ubaahnayn waa ay ku duuban yihiin marka laga yimaado toolki aynu ubaahnayn hada ayaynu isagana ku duubayna termux inago isticmaalayna commandka xaga hoose taala. Sizeka toolka waa mid aad u yar, copy garayso comandka xaga hoose taala si uu toolkani wax lamida 10 sec uu ugu duubno termux.

git clone https://github.com/zxllkada/Get-instagram-users-info—Any-instagram-account

Step 4:

Hada waxa aynu aadayna waxaana aynu adeegsanayna command termux ay leedahay oo ah cd iyo khaanada magaceeda sida sawirka hose ka muuqata.

 Step 5:

Had waxa  kaliya ee ay tahay inaynu samayno  kahor inta aynan isticmalin toolka waa  inaynu ku duubno waxyaabaha uu ubahan yahay ama ku tiirsan yahy toolkan inaynu ku duubno termux. Waxa aanad u samaynaysa midan adigo raacaya commandka xaga hoose ka muuqata.

pip install -r requirements.txt

Hada waxyaabihi oo dhan waynu soo dhamaynay, hada wixi kadambeeyana waxa aad adeegsan karta toolkan waqtiga aad doonto.

Sidee baad u adeegsanaysa instagram infoga tool Termux?

Hada maadama ad soo dhamaysay talaboyinka sare ku qor termux cd kadibna dooro enter si aad dib ugu noqoto khaanada bilawga ah ee termux.

Step 1:

Waxa aad ubaahan tahay inaad aado khaanada Get-instagram-users-info—Any-instagram-account folder. Copy garayso commandka xaga hoose ka muuqata kadibna ku past garee termxu, waxa aad aadaysa khaanada..

cd Get-instagram-users-info—Any-instagram-account

Step 2:

Hada waxa aad ubaahan tahay inaad  ubadasho khaanada aad ku jirto khaanad kale oo kusii jirta khaanadi hore oo la yidhaahdo zxllkada , kaliya isticmaal commandka cd ee xaga hoose ka muuqata.

cd zxllkada

Step 3:

Hada waxa aad ubaahan tahay inaad aado khaanada kale ee ku jirta khaanada aad joogto la yidhaahdo Dump_Instagram_Information_ANY_ACCOUNT. Mar kale isticmaal commandka cd ee xaga hoose kaaga muuqanaya.

cd Dump_Instagram_Information_ANY_ACCOUNT

Step 4:

Hada ugu danbayn waxa aynu ubaahan nahay inaynu isticmaalno fileka instainfo_zxll.py, kadibna waxa ayn ku jirayna ama ino furmaaya toolki aynu rabnay

python InstaInfo_zxll.py

Step 5:

Halkan waxa aad ku arkaysa 3 option, waxa aad isticmaali karaysa optionka ad rabto si aad toolka u adeegsatid, balse hada isticmaal optionka 3aad kadibna dooro enter.  Sida ka muuqata commandka hoose

Step 6:

Hada waxa uu ku waydiinaya inaad gasho akoonkagi instagramka ahaa sida instagramka caadiga ah, balse waxa haboon inaad scriptiyada iyo botska u adeegsatid akoon fake ah. Waxa aad ubaahan tahay inaad galiso akoonkaga halkan.

Hel macluumadka userka aad ubaahan tahay:

Hada waxa aad aragta options farabadan waana adiga baahidada ka aad rabto inaad dooratid  balse tusaale ahaan aynu doorano option u sareeya ee 1aad, qor 1 kadibna dheh enter.

Hada waxa aad ubaahan tahay inaad qorto username targetkaaga. Tusaale anigu waxa aa qoray justinbieber..

Hada waad aragta inaan helay waxkasta oo ku saabsan akoonkan.

Hada waxa aad ubaahan tahay inaad dooratid number 1 si aad ugu noqotid main menugii

Hel akoonkaga followingkiisa:

Hadii aad ubaahan tahay inaad hesho dhamaan dadka qofka following u ah, sida dadka uu follow gareeyay akoonka targetkaaga ahi, waxa aad ubaahan tahay inaad dooratid optionka 3aad kadibna aad galisid usernameka targetkaaga ah.. tani kaliya kuma tusayno followingka targetkaaga, sido kale waxa ay ku siinaysa file ay ku qoran yihiin dhamaan dadka followingka u ah targetkaaga ama uu follow gareeyay isagu taaso hadii aad rabto mar kale aad arki karto adigo aan adeegsan toolkan amaba siyaabo badan aad u adeegsan kartid.

Halka lagu kaydinayo fileka waa halka udanbaysa listiga.

hada toolkan wax yar ayaynu ka tilmaamnay waynu arakaynayna articleku inuu dheer yahay, kama gayoonayno hadaynu isku dayno inaynu articlekan wax walba oo toolkan ku saabsan hadaynu kaga hadalno. waxa aan rajaynayna inaad wax ka faaiday toolkan,

xaga hoose waxa yaala articles kale oo laga yaabo inaad jeclaysato. hubi iyagana.