Type Here to Get Search Results !

HOW TO INSTALL TERMUX ON YOUR PHONE

 


 asc, maanta waxa aaan idin la wadaagaya qaabka termux loogu duubo telefoonkaga android si aad hackingka fudud ugu baratid telefonkaga. ugu horayn waxa aad ubaahan tahay inaad aado playstoreka telefonkaga, kadib aad ka baadhid termux application, kadib marka ay kuso muuqato aad dooratid install sida ka muuqata sawirka hoose.

 


 


marka aad raadisid kadib dooro install

kadib marka aad install dhahdid ee ay telefonkaga ku duubanto hada dooro optionka ama buttonka open ee kuuso baxaaya marka ay telefonkaga si dhamaystiran ugu duubanto. 

hadaba qaabkas fudud ayaad ugu shubi kartaa telefoonkaga termux.mahadsanidiin